Madaxweyne Cagjar oo xabsiga dhigay Mas’uuliyiin, kuwa kalena shaqada ka eryey

Wararka ka imanaya Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqada laga cayriyey madaxii amniga ee gobolka Cabdicaadil Xasan Cabdi Wararkan oo aanu ka helnay ilo kala duwan waxay sheegayaan in lagu beddelay ku xigeenkiisii Cabdullahi Maxamed “Candullaahi Dheere”. Waxaa isna xilkii laga qaaday madaxii sirdoonka Ilyaas Cali Bulxan, waxaana si ku meelgaadh ah loogu … Continue reading Madaxweyne Cagjar oo xabsiga dhigay Mas’uuliyiin, kuwa kalena shaqada ka eryey